Waa maxay "Warka Socotada"??
Warka socotadu waa warka laga soo xigto dad ama qof socoto ama musaafur ah.Dadka ama qofka socotada ah, wakhti yar oo kooban ayay kula joogaan.
Marka ay socotadu tagtana warkii laga soo xigtay iyo wixii ka yimaada ama iska beddela midkoodna meel loo raaco ma lahan.
Warka noocaas ah oo aan xaqiiqadiisa la hubin ayaa waxaa la yiraahdaa "Warka Socotada".
Taasoo macnaha ku jiraa uu yahay: "Waa la sheegayaa, lamase hubo!"
Ama sida ay Reer Gadoodku yiraahdaan "Run ku sug!"
BBC 04:00
YAA MAALI JIRAY MAANDEEQ?

Shirkii Leicester ee dhaqaalaha loogu raadinayo isbitaalaka hooyada iyo dhalaanka degmada ee degmada Caabudwaaq
Magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska oo lagu qabtay xaflad taageero ah oo dhaqaale loogu ururinayay garoonka diyaaradaha magaalada Garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo.