Header imagecalanka
Wararka Soomaaliya & Dunida kale::
Somali online news, articles, etc ::
www.allwariye.com - Somali online news
Maqaallada & Tarjammadaha
DFS:  oo ku calool gashay Addis Ababa, ku aqal gashay Nairobi ku wallacday Baydhabo, ku dhashay Xamar. Meherka, arooska iyo aqal galka, intuba waxay ka dhaceen Magaalada Nayroobi, dalka Keenya.
Cabdi W. Maxamed
Bahalhoosaad iyo Naflay yaryar
Gacaliye, akhriste; waxaad ii oglaataa inaan kuu hor mariyo afeef ah; sidaad u jeceshay in dareen kaaga loo dhawro, si la mid ah anna inaa ujeclahay dareen kayga in la dhawro, ha yeeshaa dareen dhawrid, dhiillo ka wayn baa soo daristay.
Cabdi W. Maxamed
Garihii Shaakir!!!
Shaakir, wuxuu ahaa nin da’ ah, oo 70-tan ay wax u weheliyaan, oo dagmo ka mid ah gobolada soomaaliya, nolashiisa inteedi badanayd ku qaatay, inkastoo uu xilliyada qaarkood ku noolaa dalalka dariska qaarkood.
Cabdi W. Maxamed

Waddadii Caddayd.
Intaanan Maqaalka u guda gali, waxaan ka codsanayaa ruuxii dhibsada erayada heestan: “waddadii caddayd Cagta saartayee Ku carraabiyoo”...

Cabdi W. Maxamed

Yaa gar leh ma joogto?!!..
Maqaal uu qoray Cabdirasaaq Xaaji Xusseen, Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya muddadii u dhaxaysay 1964tii / 1967dii, Cinwaankiisuna ahaa ( A Perilous Impasse in Somalia) “Soomaaliya; Nabadayntii oo haliso soo oodayaan”...

Cabdi W. Maxamed

 

 

 

Cudurka magaciisa la yiraahdo ”Poliomyelitis” balse loo soo gaabiyo ”Polio”, afsoomaaligana lagu yiraahdo ”Dabaysha” ayaa ah mid ay aad iyo aad waxyeelladiisu u badan tahay.
Shire Dheere
Markii Baadil baago loo qoray!
Baando iyo Duubcad, waa qaybo ka tirsanaa “Ciidammadii Talyaaniga” oo ka hawlgalay Koofurta Soomaaliya. Sidoo kale, Baago; waa eray Af-talyaani ah oo la Soomaaliyeeyay (pagamento), loolana jeedo, bixin sida Mushaar la bixiyo waqti lagu heshiiyay kolkii la gaaro.
Cabdi W. Maxamed
Horta: gar-naqso!!!
Gabyaaga wayn; Cabdullaahi Macallin Dhoodaan, gabaygiisa ah Gar-naqsi; “Ilaahay amarki”, waxaa ka mid ah tixo shan ah, oo sheekoyinka Bulshada Caalamka intooda badan ku xussan.
Cabdi W. Maxamed
Wood Khasaaro II
“Referendum iyo Vote”, waa laba hab oo Muwaadinku Ra’yigiisa iyo Rabiddiisaa ku muujiyo, waliba midka dambe “vote” ama sida Soommaalidu u tiraahdo wood, waa: codayn badanaa Muwaadinku ku doorto xubnihii Golaha Baarlamaanka ku matali lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada
Cabdi W. Maxamed
About Us | Site Map | Privacy Policy | Contact Us | ©2006 ALLWARIYE.COM