Header imagecalanka
Wararka Soomaaliya & Dunida kale::
Somali online news, articles, etc ::
2008-07-23 20:31:59
SHIIQ XASAN DAAHIR OO MAANTA LOO DOORTAY GUDOOMIYAHA ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYEED.
Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta ku meelgaarka ee isbahaysiga magaalada Asmara ayaa maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii uga socday Golaha Dhexe magaalada Asmara


2008-07-23 20:31:05
THE ALLIANCE FOR RE-LIBERATION OF SOMALIA COMMUNIQUE
Preamble: The Central Committee of the Alliance for the Re-liberation of Somalia(ARS) held its second regular Session at its Interim Seat in Asmara, Eritrea, during July 3-22, 2008


2008-07-23 18:19:57
J/Hoose(Kudhaa): Dagaal laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ka dhacay jasiiradda Kudhaa ee gobolka J/Hoose
Inta la ogyahay hal ruux oo kamid ahaa dhinacyadii dagaalamay ayaa ku geeriyooday afar kale oo laba ka mid ah ay yihiin haween rayid ahna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray


2008-07-23 00:01:11
Quddus: Wiil Falastiini ah oo Cagaf-Cagaf ku weerar xaafad ku taalla galbeedka magaalada Quddus
Baabuurka Cagaf-Cagafka ah oo weerarka loo adeegsaday ayaa waxaa waday wiil Falastiini oo ay d'adiisu ahayd 22 jir


2008-07-22 23:17:14
Isbahaysiga dib u xoraynta oo dalka Jabuuti ku ansixiyay heshiiskii Jabuuti
Golaha dhexe ee isbahaysiga dib u xoraynta ayaa maanta ansixiyay islana qaatay heshiiskii ay bishii dalka Jabuuti kula galeen xukuumadda DFKM ee Soomaaliya


2008-07-22 21:47:19
Ciidamada lagu tababaray Ethopia ayaa maanta soo gaaray degmada Afgooye ee gobolka SH/Hoose
Ciidamadaan ayaa markii ay saaka soo gaareen degmada Afgooye ay isku dhaceen ciidamo Boolis ah ayagu horay u sii joogay degmada Afgooye.

Isku dhacaas ayaa waxaa la sheegay inay ka kala tirsanaayeen ciidamada labada dhinacba


2008-07-22 01:09:03
Bosnian Serb Arrested on War Crimes Charges
Bosnian Serb wartime president Radovan Karadzic, one of the world's most wanted men for his part in civilian massacres, has been arrested in Serbia, President Boris Tadic's office said on Monday


2008-07-21 07:41:01
Waa sidee xaalada Wadada isku xirta kismaayo iyo Baardheere?


2008-07-19 14:45:08
Kismaayo:Xafiiskii Hay,ada horn Relief kismaayo oo albaabada loo laabay
Xafiiskii hay,ada Horn Releif ee magaalada kismaayo ayaa Albaabada loo laabay ayadoo warkaasna ay shaacisay hay,ada laf ahaanteeda


2008-07-19 14:26:28
jabuuti:Sheikh Shariif oo ka waramay heshiiska laga gaaray khilaafkii ka dhex jiray maxkamadaha Islaamiga
Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya Shiikh Shariif shiikh Axmed oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka waramay qodobadii ay ku heshiiyeen dhinacyada maxaakiimta ee ay ku gaareen magaalada Sanca ee Dalka Yemen


2008-07-18 22:40:50
Iran does not expect Israeli or U.S. attack
Iran said on Friday it did not expect an attack from Israel or the United States triggered by the long-running dispute over its nuclear program


2008-07-18 19:01:27
Jubbada Hoose:Dagaal gaystay Qasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay tuulooyin ka tirsa gobolka jubbada hoose
Tuulooyinka Baqdaad iyo buriya oo ka tirsan gobolka jubbada hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal aad u qaraar oo dhex maray labo malayshiyo beeleed oo oodwadaag ah kaas oo gaystay dhimasho iyo dhaawac


2008-07-16 14:18:40
Laascaano: Isku day dil qorshaysan oo xalay dhicisoobay
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Sool ee maamulka gobolada waqooyi Maxamed Faarax Indho-Buur ayaa xalay ka badbaaday isku day dil qorshaysan kadib markii ay koox dabley ahi rasaas ku fureen asagoo ka soo baxay Salaadda cishaha


2008-07-16 02:15:54
TACSI: Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajucuun
Waxaa maanta oo ay taariiqdu tahay 15/07/08 ku geeriyooday magaalada Muqdishu Alaha u naxariistee marxuum
Xuseen Ibraahin Cabdi (Xuseen Gareey)


2008-07-15 10:19:07
Muqdisho:Iska hor imaadyo culus oo saaka ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada muqdisho
Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa tiro hoobiyaal ah lagu weeraray fariisinka ay Ciidamada Ethiopia ku leeyihiin dhismaha warshadii hore ee Baastada degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir


2008-07-14 17:32:27
Bu'aale:maamulka maxkamadaha ee degmada Bu'aale oo la kulmay odayaasha degamadasi
kadib xiisado sababay dhimasho iyo kacsanaan dadka deegaanka ah ayaa maanta waxa kulamo arinkasi lagu xalinayo qaatay maamulka degmada Bu'aale ee Jubbada Dhexe iyo odayaasha deegaankaasi


2008-07-14 16:59:08
Kismayo: Shaqaaqo dad ay ku geeriyooden kuwa kalena ay ku dhaawacmeen oo ka dhacday maanta Kismaayo


2008-07-13 23:55:58
Tacsi: Innaa Lilaahi wa innaa ilaahi raajucuun!
Magaalada London ee dalka ingriiska ayaa waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Cabdirashiid Maxamed Aadan Dhibic


2008-07-12 01:39:08
Somali Pirates Shift to Gulf of Aden
Today, the International Maritime Bureau expressed alarm over
sea crime off the coast of Somalia -- a familiar call in recent years


2008-07-11 21:32:21
Muqdisho: Ciidamada DKG oo maanta dhawr iyo toban dhalinyaro ah ku dilay degmada Dayniile
Dhalinyaradaas oo ay tiradoodu gaarayso ilaa 11 ayaa la sheegay in guryohooda lagala baxay ayaa la laayay ayadoo aan maxkamad la gayn


2008-07-11 18:06:15
Muqdisho:Sarkaal ka tirsanaa Hay,ada DBG oo lagu toogtay deegaanka Ceelasha Biyaha
Sarkaal sare oo u shaqaynayay hay,adda Daryeel Bulsho Guud ayaa galabta rag hubaysan waxaa ay ku toogteen deegaanka Ceelasha biyaha ee magaalada muqdisho


2008-07-10 18:15:03
dhac iyo falal ka dhan ah Aadanaha oo loogeysanayo dadka soo barakacay ee Kismaayo
marka Aaska uu madoobaado habeenkastaba waxaa falal ammaanka ka dhan ah loogeystaa dadka kasoo barakacay gobolada dalka ee ku jira xeryaha dadka soo barakacay ee magalada Kismaayo


2008-07-10 18:01:01
quburo indho indheynaayo waxyeelada dekeda Kismaayo oo bilaabay howlahooda shaqo
lix xubnood oo ka socda shirkad laga leeyahay dalka ingiriiska ayna soo dirtay barnaamijka cunnada aduunka ee WFP ayaa u kuurgalaayo burburkiyo dayac soo gaaray dekeda Kisamaayo si mashruuc dayactireed loogu sameeyo


2008-07-10 10:18:20
Punt land:Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xarunta maamul goboleedka punt land ee Garoowe
Qarax xoogan oo gaystay qasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay magaalada Garoowe ee Casimada Maamul goboleedka Puntland


2008-07-09 19:55:04
A. AWXIRSI: “MA LIHI BLOG-GA AY MAGACAYGA KU SHEEGEEN”
Waxaan ku billaabayaa Magaca Eebbe


2008-07-09 17:15:23
Adis Ababa:Ururka midowga afrika oo ku baaqay in la cuna qabateeyo cidii jabisa heshiskii Jabuuti
Ururka Midowga Africa ayaa ku baaqay in cuno qabatayn Adag la saaro cidii ku xad gudubta heshiiskii dalka Jabuuti ay ku kala saxiixdeen dowlada KMG ah iyo isbahaysiga dib u Xoraynta Soomaaliya


2008-07-08 10:11:59
Adis Ababa:Ra,iisul wasaaraha soomaaliya oo ugu baaqay Ururka Al-shabab in ay ku biiraan wadahadalada nabada ee ay Q/midobay wado
Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ayaa ugu baaqay Ururka Al-Shabaab in ay ku biiraan wada hadalada nabada si xal looga gaaro dhibaatooyinka ka taagan gudaha wadanka Soomaaliya


2008-07-08 07:59:46
dagaal qasaaro gaystay oo Baydhabo ku dhexmaray ciidamada DFK kuwa Ethobai iyo kooxaha kasoo horjeeda.
dagaalkaan oo habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ayaaa geystay qasaaro dhaawacyo ah waxaana dagaalkaasi oo laysu adeegsay noocyada hubka waxaa uu ka bilowday garoonka diyaaradaha ee Baydhabo iyo xarunta madaxtooyada


2008-07-07 21:04:28
Fal dil ah oo maanta ka dhacay degmada B/Xaawo ee gobolka Gedo
Aroornimadii hore ee saaka ayaa waxaa magaalada B/Xawo lagu dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Nasteex Cali Timo-cadde


2008-07-07 14:11:02
Kismaayo:Wafdi ka socda Laamaha Q/Midoobay oo soo gaaray Kismaayo .
Wafdigan oo sadex xubnood ka kooban kana kala socdo laamaha qaramada Midoobay ee WFP iyo UNDP ayaa markii ay kasoo degeen garoonka Kismaayo socdaalo ay ugu kuur galayeen ammaanka ku maray meelo badan oo magalada ah


2008-07-07 09:16:20
Muqdisho:Madaxii hay,ada UNDP muqdisho oo xalay kooxo hubaysan ay dileen
Madaxii hay’adda Q/Midoobay laanteda UNDP ayaa xalay kooxo hubaysan waxaa ay ku toogteen magaalada Muqdisho dhaawac soo gaaray awgiisna uu u geeriyooday


2008-07-06 21:58:04
Gen. Moorgan, oo sheegay in gobolka Gedo uusan maamul lahayn.
Gen. Max’ed Saciid Xirsi (Moorgan) oo dhawaan (05/07/08) waraysi siiyeey idaacadda VOA, ayaa sheegay in gobolka Gedo uu ka mid yahay gobollo aan maamul lahayn


2008-07-06 09:37:24
G/Gaduuud:Dagaal ay dad ku dhinteen oo saaka ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka G/gaduud
Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa saaka ka dhacay dagaal aad u culus ayadoo dagaalkasna la isu adeegsaday hubka Noocyadiisa kala duwan


2008-07-05 10:24:14
Muqdisho:Mas,uul ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo maanta lagu dilay magaalada muqdisho
Gudoomiye xigeenka Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa maanta ku geeriyooday qarax miino xili uu marayay agagaarka Xaafada jiiro Garoob oo ku yaala aga gaarka isgoyska Towfiiq ee degmada Yaashiid


2008-07-05 10:10:44
Gedo:Dad xoolo dhaqato ah oo ku nafwaayay qarax bambaano oo ka dhacay deegaano hoos taga degmada C/waaq
Qarax Bam oo ka dhacay deegaano ka tirsan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa waxaa uu gaystay qasare dhimasho iyo dhaawac


2008-07-04 17:44:38
Jubbada dhexe:Gudoomiyihii degmada Salagle oo iska casilay xilkii gudoomiyenimo ee Salagle
Gudoomiyihii degmada salagle ee gobolka jubbada dhexe ayaa maanta shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay degmadaas istiqaaladiisana uu ugudbiyay maamulka gobolka ayna ka aqbalen


2008-07-03 14:01:17
Jubbada Hoose:Kooxaha ka soo hor jeeda dowlada KMG ah oo qabsaday Jasiirada Madhawa ee gobolka jubbada hoose
Kooxaha ka soo hor jeeda dowlada KMG ah ayaa waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta jasiirada Madhawa oo kamid ah jasiiradaha gobolka jubbda hoose


Millicsiga loollammadii badnaa ee Soomaalida iyo abasiiniya(Abyssinia).
Cabdi Jaamac Aw-Aden
18-07-2008

Taariikh Nololeedkii Wariye Nasteex Daahir Faarax

Allaha u naxaristee wariye Nasteex Daahir Faarax waxaa uu ku dhashay degmada Caabudwaaq gobolka G/gaduud sanadku markuu ahaa 1984-kii, da,diisuna waxa ay hadda ahayd 24 sano.

Bashiir Axmed-Taajir Xasan
09-06-2008


Maqal WARAYSI: Afhayeenka golaha dhaqanka beesha Sade C/Naasir Xasan Xirsi (Shaarib) oo uu waraysi la yeeshay wariye Bashiir Axmed-Taajir.
30-05-2008


1DA LUULYO MA DABBAALDEG BAA MISE WAA BAROORDIIQ?

Baas- abuurayaashii bannaystay gawraca iyo gambiga qaranka S/liyeed wali waa bulxamayaan.

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Warlord next door: Waa progam 26/05/2008 ka baxay channel 4-ka dalka Ingriiska kuna saabsan qaar ka mid ah madaxda sare iyo Saraakiisha ciidamada DFKS oo lagu eedaynayo falal dabiyeed ka dhan ah xuquuqda insaanka.Maqal
Warlord next door I
Warlord next door II
Warlord next door III

Hungry goats eat sheeps wools to survive in the extreme dry conditions in Somalia.
17-05-2008


Maqal Waraysi: "Gudoomiye ku xigeenka jubbada hoose Axmed Cabdi Cumar (Sandheere) oo uu waraysi la yeeshay wariye Bashiir Axmed-Tajir oo ka mid ah wariyeyaasha Allwariye."
15-03-2008


Maqal Waraysi: "Xildhibaan Barre Aadan Shire oo uu waraysi la yeeshay wariye Bashiir Axmed-Tajir oo ka mid ah wariyeyaasha Allwariye."
12-03-2008

 


Maqal Wasiirka Dib u heshiisiinta, Horumarinta Gobollada iyo Arrimaha Federalka Cabdirisaaq Ashkir Cabdi oo uu waraysi la yeeshay wariye Bashiir Axmed-Tajir oo ka mid ah wariyeyaasha Allwariye.
03-04-2008


Maqal Qanyare: Dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaa hortaagan oo ay ka socon la'dahay Madaxweynaha DKMS.
02-16-2008




Xiriirkii siyaasiga ahaa ee dhexyiil Muslimiintii Saylac iyo Nasaaradii Xabashida Qarniyadii dhexe 1250-1543M

Cabdiwali Sh. Maxamed
17-07-2008

Ujeeddo: Cilladayn Xeerka Madaxweynaha oo lagu magacaabay degmooyin cusub.
Prof. Abdullahi Mohamed Mah Hore wasiirxigeen Arrimaha Gudaha.

03-07-2008

Tolow Yaa Kismaanyo Maamula?
Jaaliyadaha dibada ayaa intooda badan noqday kuwa sii murjiyo xaaladaha kolkii horaba qalafsanaa ee magaalada Kismaanyo.
C/risaaq Cali Carabeey(Jeesteeye)
30-06-2008


Maqal Dhagayso warbixinta VOA-da ee ku saabsan maamulka Beelaha Jubbooyinka ee 24-06-08 Kismaayo looga dhawaaqay.
25-06-2008


Maqal Waraysi: "Waraysi Gudoomiyaha Dalladda waxbarashada Jubbada Hoose oo uu waraysi la yeeshay wariye Bashiir Axmed-Tajir."
17-06-2008


BAROORTII HOOYADEEN

4tii bishii Mey 2008da baan ka dhegeystay warsidaha BBC/da war quduro iyo qalbi xanuun leh.

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Faalo: Nuxurka Shirkii Jabuuti

Sida la wadda ogyahay, najiidadii ka soo baxday shirkii dhawaan Soomaalida loogu qabtay dalka Jabuuti wuxuu noqday mid meel walba lugu hayo hadalhayntiisa.

Cabdullahi Gurato

GURIGOOD HA BA’EE MAXAY UBAXA U GOOYAAN?

Barbaar gu’ yar oo ku dadaalayey aqoonta oo u gargaarayey runta, una tabinaayey uunka, muxuu galabsadoo loo ganay?

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Xadgudubkii Loo Gaystay C/Qaasim

Dambiyada laga galo sharafta iyo madaxbannaanida Soomaaliya iyo tacadiyada loo gaysto dadka rayidka ah ayaa noqday kuwo qof waliba meel ka eego oo aan lahayn sharci ay ka baqaan kuwa sameeya dunuubtaas.

Cabdullahi Gurato

Geesiga Labaad ee Soomaaliyeed

Sanadkii 1551 kii waxaa Amiirnimada Saldanadda Awdal loo caleema saaray Amiir Nuur ibnu Mujaahid al-Waziir.

Warsame101@gmail.com.


Maxaad ka taqaan Ahmedou Ould-Abdallah: U qaabilsanaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya?

Abdiweli Hassan

About Us | Site Map | Privacy Policy | Contact Us | ©2006 ALLWARIYE.COM