Maxaad ka og tahay cudurka Dabaysha?
Cudurkan oo magaciisa rasmiga ah la yiraahdo ”Poliomyelitis” balse loo soo gaabiyo ”Polio”, afsoomaaligana lagu yiraahdo ”Dabaysha” ayaa ah mid ay aad iyo aad waxyeelladiisu u badan tahay. Waxaa keena ama sababa nooc fayrus ”virus” ah oo loo yaqaan ”Poliovirus”. Cudurka dabayshu wuxuu qofka uu ku dhaco ka weeraraa xagga xididdada ”The nerv system” oo uu muddo saacado gudohood ah ku naafeeyaa qofka. Akhri Maqaalka oo dhan!
|
BBC 04:00
YAA MAALI JIRAY MAANDEEQ?
Magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska oo lagu qabtay xaflad taageero ah oo dhaqaale loogu ururinayay garoonka diyaaradaha magaalada Garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo.