Home
Wararka
Myaccount
Shopping Cart
Checkout
Qoreyaasha
.Qaybaha Buugta
. Suugaan
. Sheekooyin
. Computer Books
. Taariikh
. Hogaaminta & Maamulka
. Diinta Islamka
. Siyaasadda
. Qaamuus
. Buugta Carruurta
. Caafimaadka
. Xisaabta
. Dhaqaalaha
. Afafka Qalaad
. Af-Soomaaliga
. Ganacsiga
. Xoolaha
Customer Login
Login
Search GO!
Password-kii miyaad hilmaantay?

Ku Soo Dhawow Allwariye Online Book Shop -:)
We Really Do Mean Bussiness.

Waxaan kuula diyaar nahay, adeeg hufan iyo buugta aad gadato oo aan daah la'aan kuugu keenno albaabka gurigaaga.

Qof waliba inta uu akhriyuu aqoonteeda leeyahay ee Akhri, oo waligaa ha joojin akhriska!
Faahfaahinta Buugga iyo Qoraha
Magaca Buugga
  Advanced English-Somali Dictionary  
Qoraaga
  Ahmed Hussein Mire  
Mawduucca
  Qaamuus English-Soomaali  
ISBN
  978-1-61584-528-6  
Luuqadda
  English-Soomaal  
La Daabacay
  2009  
Qiimaha
  £20  
Taabo Si Sawirka Loo Weyneeyo Ama Loo Yareeyo.
Faahfaahin
Qaamuuskaani wuxuu ka kooban yahay in ka badan 150,000 eray oo leh dhawaaq, hikaad iyo macneyaal sugan. Eray kastana waxaa lagu muujiyay dhawaaqa ugu fiican, islamarkaasna inta badan loo isticmaalo.

Waxaa kale oo qaamuuskaan ku jira in ka badan 4000 oo sawirro xul ah oo kuu sahlaya fahamka erayga. Qoruhu wuxuu aad xoog u saaray in erayada uu qaamuusku ka kooban yahay ay ahaadaan kuwo la xaqiijiay oo saxan oo ay fududdahay in durba la garto macnahooda. Intaas waxaa sii dheer in ka badan 32000 oo ah tusaaleyaal muujinaya erayada iyo adeegsigooda dhabta ah.

Qiimo Jaban Raadi Buug Nagala Soo Xiriir Account Furo Log In
Copyright@2010 AllwariyeOnline Somali Book Shop