Home
Wararka
Myaccount
Shopping Cart
Checkout
Qoreyaasha
.Qaybaha Buugta
. Suugaan
. Sheekooyin
. Computer Books
. Taariikh
. Hogaaminta & Maamulka
. Diinta Islamka
. Siyaasadda
. Qaamuus
. Buugta Carruurta
. Caafimaadka
. Xisaabta
. Dhaqaalaha
. Afafka Qalaad
. Af-Soomaaliga
. Ganacsiga
. Xoolaha
Customer Login
Login
Search GO!
Password-kii miyaad hilmaantay?

Ku Soo Dhawow Allwariye Online Book Shop -:)
We Really Do Mean Bussiness.

Waxaan kuula diyaar nahay, adeeg hufan iyo buugta aad gadato oo aan daah la'aan kuugu keenno albaabka gurigaaga.

Qof waliba inta uu akhriyuu aqoonteeda leeyahay ee Akhri, oo waligaa ha joojin akhriska!
Faahfaahinta Buugga iyo Qoraha
Magaca Buugga
  Waayihii Soomaaliya  
Qoraaga
  Cabdi Jaamac Aw-Aden  
Mawduucca
  Taariikhda Soomaaliya iyo Afrikada Bari  
ISBN
  0-0  
Luuqadda
  Af-Soomaali  
La Daabacay
  2010  
Qiimaha
  £17  
Taabo Si Sawirka Loo Weyneeyo Ama Loo Yareeyo.
Faahfaahin
Kitaabkaani wuxuu iftiiminayaa taariikhdii Soomaaliyeed ee hore, dhexe iyo dambe. Wuxuu isku xiraayaa ilbaxnimadii hore ee Soomaaliya iyo ilbaxnimooyinkii hore ee dunida. Wuxuu afka Soomaaliga ka soo qufaayaa raadadkii hore ee ummadihii ilbaxa ahaa.

Wuxuu caddeynayaa in dhulkii asalka "takhent" waa Soomaaliya e, laga daartay ilbaxnimo iyo garaad wax-ku-ool noqday. Wuxuu soo bandhigayaa hodannimada afka Soomaaliga iyo kaydadka ku daahsoon.

Qiimo Jaban Raadi Buug Nagala Soo Xiriir Account Furo Log In
Copyright@2010 AllwariyeOnline Somali Book Shop