Header imagecalanka
Wararka Soomaaliya & Dunida kale::
Somali online news, articles, etc ::
2008-08-27 22:53:29
Dhagayso: Warbixin looga hadlayo xiriirka ka dhexeeya qabsashada Kismaayo, Indhacadde iyo Burcad Badeedda xeebaha Soomaaliya
Warbixin aad u faahfaahsan oo laga diyaariyay hogaamiye kooxeedka Indhacadde oo la sheegayo inuu ka ganacsado maandooriyeyaasha, hubka, afduubka iyo hawlaha burcad badeedda.
2008-08-27 20:38:19
Wadaadku ma ogyahay? - Bye Cabdi Jaamac Aw-Aden
Inkastoo ay diinta islaamku tahay xeerar suubban oo xag eebbe laga soo rogay, haddana waxaa muddo dheer lagu kala geddisnaa sida loo dhaqangelinayo

2008-08-26 15:22:39
Kismaayo: Labadii sir u heshiisaa saaq bay u collowdaa
Kooxihii gacanta ku dhigay magaalada Kismaayo oo tan iyo maalintii ay si buuda ula wareegeen talada magaalada kismaayo ku hawlanaa calaf qabysiga magaalada ayaa wax isla meel dhigi l'a

2008-08-26 14:04:38
Baardheere: Dagaal laga cabsi qabay inuu ka dhaco magaalada Baardheere oo laalmay
Kadib markii qaar ka mid ah kooxihii qabsaday Kismaayo ay yimaadeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga cabsi qabay in dagaal kale halkaasi ka qarxo

2008-08-25 20:49:43
Kismaayo: Dood gaaban oo ku saabsan dagaalkii kismaayo
Halkaan hoose ka dhagayso dood gaaban oo ay idaacadda VOA-du dhex marisay xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo Sh Mustafe Cali Caanood oo u hadlaya kooxaha magaalada qabsaday.
2008-08-25 20:08:29
Kismaayo: Sh. Xasan Daahir Aweys oo Kismayo ku soo fool leh!
Warar lugu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalooyinka Asmara iyo Kismayo, waxay xaqiijinayaan in Sh. Xasan Daahir Aways uu soo dhexgalay khilaaf weyn oo u dhexeeya madaxda ciidammadii Kismayo qabsaday

2008-08-25 18:19:37
Kismaayo: Sheekh Maxmuud Macalin Nuur oo caddeeyay in dagaalkii Kismaayo uusan Jihaad ahayn
Sheekha oo arrintaan si aad iyo aad u faahfaahsan ooga hadlay qudbadii salaadda jimcihii ayaa caddeeyay in dagaalkii kismaayo uusan sinaba jihaad u ahayn

2008-08-24 03:01:24
Xaaladda Kismayo oo Faahfaahsan
Magaalada Kismayo ayaa maanta degan marka loo eego saddexdii maalmood ee la soo dhaafay

2008-08-24 00:47:16
Baydhabo: Xildhibaannada beesha Sade oo cambaareeyay dagaalka Kismaayo
Xildhibaannada beesha Sade oo ku sugan magaalada Baydhabo ee gobolka bay ayaa si kulul uga hadlay isla markaasna cambaareeyay dagaalkii lagu qaaday beesha sade ee Kismaayo

2008-08-23 23:22:51
Labo suxufiyiin ajaanib ah oo la qafaashay
Labo wariye oo u kala dhashay dalalka Australia iyo Canada ayaa laga afduubtay inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye

2008-08-23 20:50:06
Maqal Gabay Maqal ah: Darwiish Sayid Maxamed Cabdulle (Dardaaran)
Waxaad iga danbaysaanba waa dayrta maantahe, Ninkii tiisa loo daynayaa haygu diirsado e. Halka ka dhagayso gabaygii Darwiish Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo gabaygii yaabka lahaa ee la magac baxay Dardaaran.
2008-08-23 19:08:13
Eriteria: Dawladda Eriteria ayaa oo dekedda kismaayo hub iyo rasaas maxkamadaha uga soo dejinaysa
Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan maxkamadaha laftooda ayaa xaqiijinaya in ay dawladda Eriteria Hub iyo Rasaas xoog leh maxkamadaha uga soo dejinayso dekedda caalamiga ah ee kismaayo

2008-08-23 18:45:14
J/Hoose: Xasan-Turki iyo jidgooyo uu dhigtay lagu luq-luqday
Wararka ka imaanaya J/Hoose iyo magaala kismaayo oo ay masiibadu ka dhacday ayaa waxay sheegayaan in ciidan uu leeyahay Xasan-Turki oo meesha lagu magacaabo Siinka dheer jidgooyo dhigtay ay foodda isdareen ciidankii Barre Hiiraale

2008-08-23 11:16:18
Kismaayo: Tirada dadka lagu laayay gudaha magaalada oo sii kordhaysa
Wararka laga helayo ilo xog ogaal ah oo ku sugan gudaha magaalada kismaayo ayaa xaqiijinaya in tirada dadka la layay tan iyo shalay ay kor u dhaafayaan illaa 12 qof

2008-08-22 21:58:59
Kismaayo: Dad dhaawac ah oo lagu laayay magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaanyo oo ay gacanta ku dhigeen isbahaysi ka kooban kooxo kala duwan, isla markaasna aan isku ujeeddo ahayn ayaa waxaa lagu laayay dad dhaawac ahaa

2008-08-22 20:12:04
Magaalada Kismayo oo Gacanta u Gashay Isbahaysi Cusub!
Magaalada kismaayo waxaa maalmahan ka jiray dagaallo lugu hoobtay oo aysan wali ciddina ku xoog-roonaan ayaa la isweydiinayaa cidda uu dagaalku u dhexeeyo. Haddaba, waxaan u kuurgalay ujeedada ka danbaysa dagaaladan iyo cida dirirtu u dhaxayso

2008-08-22 12:38:08
Kismaayo: Maalintii seddexaad oo dabada loo taago qabiilooyinka soo gashaday shaarka Al-shabaab
Weerar ay mar kale saaka ku soo qaadeen maamulka magaalada ayaa waxaa lagu dhibaateeyay kooxa isku qarinaya shaarka Al-shabaab

2008-08-21 21:19:35
Baardheere:Dablay Dhaawac u Gaystay Sarkaal Ka Tirsan Hay'adda WHO Gudaha Deg Baardheere
Sarkaal ka tirsan hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa kooxo hubeeysan maanta waxaa ay ku dhaawaceen gudaha magaalada Baardheere ee Gobolkani Gedo

2008-08-21 17:01:13
QAAR KA MID AH CULUMADA SOOMAALIDDA OO BAYAAN KA SOO SAARAY DAGAALLADA KA SOCDA MAGAALADA KISMAAYO
Qaar ka mid ah culumada Soomaalida ee ku nool dalka ingriiska ayaa maanta bayaan rasmi ah ka soo saaray dagaalka ka socda magaalada Kismaayo oo ay ku tilmaameen mid baadil ah

2008-08-21 16:10:23
Kismaayo: Dagaal lagu hoobtay oo saaka dib uga qarxay magaalada kismaayo
Dagaal aad u culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan ayaa maanta galinkii hore ka dhacay magaalada Kismaayo

2008-08-20 12:28:02
Kismaayo:Qaraxyo iyo dagaal hada ka socda magaalada kismaayo
Bartamaha magaalada kismaayo ee xarunta jubbada hoose ayaa waxaa ka dhacay daqiqado ka hor qarax ah miinada dhulka lagu aaso ah. Qaraxaas oo la la eegtay gaari Tikniko ah laakiin uu ka bad baaday ayna ku dhaawacmeen 9 qof raiyd ah

2008-08-19 00:54:06
UN aid worker killed in Somalia
A Somali working for the United Nations' World Food Programme (WFP) has been killed after being abducted in southern Somalia

2008-08-18 17:11:11
TEHRAN: Iran Offers to Launch Satellites
Iran is prepared to help Muslim countries launch satellites, an Iranian official said Monday, a day after Iran declared that it had test-fired a new rocket capable of carrying a satellite into orbit

2008-08-18 17:02:13
Madaxweynaha dalka Bakistan oo maanta sheegay inuu xilka iska casilayo
Bakistan : Pervez Musharraf ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inuu iska casilayo xilka madaxweynenimada dalka Bakistan. Musharaf ayaa la filayaa inuu arrintaas u go'aansaday si uu uga badbaado dacwad lagu soo oogo

2008-08-18 16:37:39
Pakistan's Musharraf resigns
ISLAMABAD - Pakistan's President Pervez Musharraf quit office on Monday to avoid impeachment charges, nearly nine years after the key U.S. ally in its campaign against terrorism took power in a coup

2008-08-18 01:31:31
U.S. Gates scoffs at Russian warnings to Poland
WASHINGTON - Pentagon chief Robert Gates dismissed as "empty rhetoric" on Sunday Russian warnings that Moscow would target Poland for a possible military strike because Warsaw agreed to host part of a U.S. missile shield

2008-08-15 12:15:05
Condoleezza Rice visits Georgia over South Ossetia conflict
Condoleezza Rice, the US secretary of state, was due to land in Tbilisi today to bolster Georgia's position after it was routed by Russia in the conflict over South Ossetia

2008-08-15 12:01:08
U.S. refuses Israel weapons to attack Iran: report
JERUSALEM - The United States has turned down Israeli requests for military hardware to help it prepare for a possible attack on Iranian nuclear facilities, a frontpage report in Israel's Haaretz newspaper said on Wednesday

2008-08-14 20:21:19
Ethiopia: Cabdullahi Yuusuf, Nuur-Cadde iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo dhammaan looga yeeray Addis Ababa
Madaxweynaha DFKG Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Ra'iisul warsaaraha xukuumadda FKG ah Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) iyo gudoomiyaha baarlamaanka Sh Aadan Madoobe ayaa dhammaan looga yeeray dalka Ethiopia

2008-08-14 18:03:17
London: Ma u baahan tahay guri beddel ah (Home swap)?
As-Salaamu Calaykum, Waxaan hayaa guri ku yaal xaafadda Islington ee magaalada London. Wuxuu ka kooban yahay 4-qol oo jiif ah iyo qol fadhi ah oo weyn

2008-08-13 17:17:48
Xiisado colaadeed ayaa haatan ka taagan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose
Xiisaddaan colaadeed ayaa timid ka dib markii ay ciidamo taabacsan kooxa ka soo hojeeda DFKM ay ku soo dhawaadeen agagaarka magaalada Kismaayo

2008-08-13 16:17:11
Diyaarad nooca jaadka lagu geeyo Soomaaliya ah oo saaka ku dhacday agagaarka balidoogle
Diyaaraddaan oo ah kuwa yar yar ee xamuul ayaa waxaa saarnaa saddex qof iyo xamuul saarnaa oo ahaa maandooriyaha jaadka

2008-08-12 12:09:35
MAXAMED XAASHI CARABEY OO SHIR KU QABTAY DALKA INGIRIISKA MAGAALADIISA LEICESTER ISAGOO KA SOO LAABTAY MAGAALADA ASMARADALKA EE DALKA ERITREA
Mudane Maxamed xaashi ayaa waxa uu warbixin dheer ka diyaariyay uu ka soo jeediyay halkii uu shirka ka dhacay ee magaalada Leicester barta lagu magacaabo Hashi Centre

2008-08-08 22:06:32
Sh/Hoose: Dagaal culus oo hadda ka socda guddaha degmada Afgooye
Dagaal aad u xoogagan ayaa lagu soo waramayaa inuu haatan ka socdo meelo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

2008-08-07 21:22:53
Kenya blast suspect escapes arrest
Kenya and Tanzania have marked the 10th anniversary of attacks on US embassies in their capitals amid embarrassment over Kenya's failure to arrest one of the main suspects

2008-08-07 20:50:10
NAIROBI: Kenya remembers bombing, urges peace in Mideast and Somalia
The world must solve crises in the Middle East and Somalia or they will spawn more of the extremism that led to bombings of U.S. embassies in east Africa a decade ago, Kenya's prime minister warned on Thursday


Maddooyo, maddooyo, mid dooro!.*

Ma jecli, hawsha suugaanta oo, rag takhasus u leh ay faraha kula jiraan in aan dhinac ka fagto.

Cabdiwali Sh. Maxamed
26-07-2008

Taariikh Nololeedkii Wariye Nasteex Daahir Faarax

Allaha u naxaristee wariye Nasteex Daahir Faarax waxaa uu ku dhashay degmada Caabudwaaq gobolka G/gaduud sanadku markuu ahaa 1984-kii, da,diisuna waxa ay hadda ahayd 24 sano.

Bashiir Axmed-Taajir Xasan
09-06-2008



1DA LUULYO MA DABBAALDEG BAA MISE WAA BAROORDIIQ?

Baas- abuurayaashii bannaystay gawraca iyo gambiga qaranka S/liyeed wali waa bulxamayaan.

Cabdi Jaamac Aw-Aden












Ujeeddo: Cilladayn Xeerka Madaxweynaha oo lagu magacaabay degmooyin cusub.
Prof. Abdullahi Mohamed Mah Hore wasiirxigeen Arrimaha Gudaha.

03-07-2008

Tolow Yaa Kismaanyo Maamula?
Jaaliyadaha dibada ayaa intooda badan noqday kuwa sii murjiyo xaaladaha kolkii horaba qalafsanaa ee magaalada Kismaanyo.
C/risaaq Cali Carabeey(Jeesteeye)
30-06-2008



BAROORTII HOOYADEEN

4tii bishii Mey 2008da baan ka dhegeystay warsidaha BBC/da war quduro iyo qalbi xanuun leh.

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Sida la wadda ogyahay, najiidadii ka soo baxday shirkii dhawaan Soomaalida loogu qabtay dalka Jabuuti wuxuu noqday mid meel walba lugu hayo hadalhayntiisa.

Cabdullahi Gurato

GURIGOOD HA BA’EE MAXAY UBAXA U GOOYAAN?

Barbaar gu’ yar oo ku dadaalayey aqoonta oo u gargaarayey runta, una tabinaayey uunka, muxuu galabsadoo loo ganay?

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Dambiyada laga galo sharafta iyo madaxbannaanida Soomaaliya iyo tacadiyada loo gaysto dadka rayidka ah ayaa noqday kuwo qof waliba meel ka eego oo aan lahayn sharci ay ka baqaan kuwa sameeya dunuubtaas.

Cabdullahi Gurato


About Us | Site Map | Privacy Policy | Contact Us | ©2006 ALLWARIYE.COM