2010-09-03 17:35:36
Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur)Oo Loo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka
2010-09-03 17:20:09
Madaxda Dawladda Soomaaliya Ayaa Heshiis Kula Galay SHirkada SKA Air Logistics Inay Maamusho Dekedda Iyo Garoonka Magalada Muqdisho
2010-09-03 13:21:22
Maxkamad Ku Taalla Dalka Uganda Ayaa La Soo Taagay Laba Nin Oo Ku Eedysan Qaraxyadii Dalkaasi Ka Dhacay
2010-09-03 13:07:22
Xarakada Alshabaab Ee Gobolka Hiiraan Ayaa Bilaabay Inay Dadka Ka Uruuriyaan Zakaatul-fidriga
2010-09-03 08:25:46
Saraakisha ciidamada dawlada oo ka hadlay dayactiro ka socda wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.
2010-09-02 18:38:38
Ururka SYDC Oo Cambaareeyay Dagaalada Iyo qaraxyada Joogtada Ah Ee Magaalada Muqdisho.
2010-09-02 14:06:35
Wafdi Ka Socda QM Oo Kulan Kula Qaatay Magalada Muqdisho Madaxwaynaha Soomaaliya
2010-09-01 13:56:37
Sarkaal Ka tirsanaa Ciidamada Dawladda KMG Ah Ee Soomaaliya Oo Isku Soo Dhiibay Xarakada Alshabaab.
2010-09-01 09:21:38
Wariye Ka shaqeyn jiray Radio Daljir oo xalay lagu dilay gudaha magaalada galkacayo.
2010-09-01 09:13:41
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dilkii Loo Geystey Taliyihii Ciidamada Asluubta Gobolka Sool.
2010-08-31 18:55:08
Taliyihii Ciidamada Asluubta Ee Gobolka Sool Oo Caawa Dil Toogasho Loogu Geystay Gudaha Magalada Laascaanood
2010-08-31 14:29:39
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Oo Ugu Baaqay Ciidamada Midowga Afrika Inay Dalka Ka Baxaan,Dhaliilna U Jeediyey Hadal Shalay Ka Soo Baxay Madaxwaynaha Soomaaliya Sh SHariif
2010-08-31 11:08:22
Ciidamada Dawlada ee gobolka Hiiraan oo ku hanjabay inay xoog kaga sarayaan Alshabab mujaahiidiin.
2010-08-31 09:25:32
Maamulka Islaamiga ah ee B/xaawo oo ugu baaqey shacabka inay xafiiskooda keenaan sakada.
2010-08-31 07:34:19
Dowladda KMG ah oo sheegtay in ay soo Afjarayso dagaalada Muqdisho ka socda xilli deegaanno badan xoog looga qabsaday
2010-08-31 07:27:25
Isriix Riix dhanka Furimaha ah oo laga dareemayo qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho.
2010-08-31 06:59:12
Dowladda KMG ah oo ku Hanjabtay in ay Gobalka Hiiraan kala wareegi doonto Xarakada Al Shabaab.
2010-08-30 22:40:26
War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
2010-08-30 12:28:55
Xarakatul Shababul Mujaahiidin Oo Ku Dhawaaqey Inay Dileen Maanta Askar Badan Oo Amisom ah.
2010-08-30 12:21:06
Dagaal Ciidamada Dawlada & Xakaratul Shabaab Mujaahidiin Ku Dhexmaraya Degmada Boondheere.
2010-08-30 07:56:02
Xaalada Muqdisho Oo Saaka degan ka dib dagaalo & duqeymo xoogan oo shalay ka dhacay.
2010-08-29 21:56:05
MUQDISHAY MAR KALE MA NOQON KARTAA CAASUMADDII SOOMAALIYA? W/Q:- Cabdi Jaamac Aw-Aden
2010-08-29 13:23:19
Ciidamada Dalka Denmark Oo Ka Badbaabidyey Koox Burcad Badeed Soomaali Ah Markab Ganacsi Oo Marayey Gacanka Cadmeed
2010-08-29 09:19:23
Mucaaradka uganda oo Museveni ka codsadey inuu ciidamadiisa dib uga soo saaro Muqdisho.
2010-08-29 05:50:44
Maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay in Xoogaga Mucaaradka ah ay isku dayayaan Qabsashada Wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.
2010-08-29 05:34:56
AMISOM oo Joojisay Weeraradii ay ku qaadi jirtay Xoogaga Mucaaradka ah ee Hubaysan.
2010-08-28 20:37:20
Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho oo qarka u saaran in uu ku xirmo Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho.
2010-08-28 20:17:50
Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda KMG ah oo dhaawacooda lageeyay Nairobi ka dib weeraro Muqdisho loogu gaystay.
2010-08-28 18:47:33
Maxaabiis Soomaali Ah Oo Ku Xir-xiran wadanka Uganda Oo Ka Cabanaya Dhibaatooyin Ay Kula Kacaan Ciidamada Uganda.
2010-08-28 14:24:34
Madaxwaynaha dawladda Puntland Ayaa Si Kulul U Cambaareeyey Dagaalada Ka Socda Magalada Muqdisho Iyo Kooxda Alshabaab
2010-08-28 13:38:56
Alshabaab Oo Maanta Soo Bandhigay Fariisinkii Ay Kala Wareegeen Ahlusuna Waljameeca,Eedayna U Jeediyey Hay’adda culimada Soomaaliyed
2010-08-28 11:49:14
Ciidamada dawlada oo maanta hawlgal ka fuliyey degmooyinka Xamarjajab & waaberi.
BBC 04:00
YAA MAALI JIRAY MAANDEEQ?

Magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska oo lagu qabtay xaflad taageero ah oo dhaqaale loogu ururinayay garoonka diyaaradaha magaalada Garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo.